Nin gubay xarun Baarlamaanka oo maxkamad lasoo taagay Dacwadna lagu soo oogay

Maxkamad ku taalla magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, ayaa lasoo taagay nin lagu eedeeyay in uu gubay xarunta Baarlamaanka dalkaasi sidoo kale ku dhaqaaqay falal kale ay ku jirto xatooyo. Zandile Christmas Mafe, oo 49-sano jir ah ayaa kasoo muuqday maxkamada isaga oo u muuqday qof jahwareersan, waxaana ninkan xeer ilaalinta kusoo oogeen … Continue reading Nin gubay xarun Baarlamaanka oo maxkamad lasoo taagay Dacwadna lagu soo oogay